Independent · Mogadishu · Since 2019

Markhaatiyaal Testimonies

Boggaan waxaa loogu talagalay qof kasta oo lagu hayey ama ku xirnaa xabsi, saldhig booliis, xarun NISA, CID (Xarunta Dembi Baarista) ama meel kasta oo Soomaaliya ah — iyo qoyska ama saaxiibka qof lagu haayey. Haddii qofku dhintay ama lagu dilay xabsiga, adigaa waad u hadli kartaa.

This page is for anyone who has been held or detained in a prison, a police station, a NISA facility, the CID (Criminal Investigation Department), or anywhere else in Somalia — and for the family or friend of someone who was. If the person died in custody or was killed, you can speak for them.

Sida nidaamku u shaqeeyo How the system works

Diagram: Xiritaanka/Arrest, Saldhiga Booliska Degmada/District police station, CID ama NISA, Maxkamadda/Court, Xabsiga/Prison XiritaankaArrest Saldhiga Booliska DegmadaDistrict police station CID ama NISACID or NISA MaxkamaddaCourt XabsigaPrison

Qor Write it

Qor Af-Soomaali ama Ingiriisi, foomka hoose. Dherer kasta waa la aqbalayaa.

Write in Somali or English in the form below, at any length.

WhatsApp Voice note or call

Haddii aadan qori karin, noo soo dir cod ama na soo wac WhatsApp: +252 61 977 5580. Waan dhegaysanaynaa, waan qoraynaa, waanan kuu akhrinaynaa.

If you cannot write, send a voice note or call OPR on WhatsApp. We listen, we write it down, and we read it back to you.

Wareysi Ask for an interview

Nooga tag sida laguula soo xiriiri karo, OPR ayaa ku soo wici doonta.

Leave a way to reach you and OPR will call you.

Maxaa ku dhacaaya xogta aad nala wadaagto? What happens to your testimony

Waxa aad noo soo dirto waxaa helaya OPR keliya — [email protected] — lamana wadaageeyno cid kale. Wax lama daabacaayo ilaa aan kuula hadalno oo aad aragto qoraalka ugu dambeeya. Waad ka noqon kartaa mar kasta ka hor daabacaadda. Haddii aad tidhaahdo "Maya — OPR keliya ha haysato diiwaankeeda", sheekadaadu waxay ahaanaysaa diiwaanka OPR oo keliya, waxeeyna caawineeysaa warbixinnadeenna iyadoo aan magacaaga aan la isticmaalin ama aan cidna laga aqoonsan karin sheekaada. Waan aqrinaa wax walba, laakiin mararka qaar maka wada jawaabi karno qoraal walbo. Daabacaada sheekadaada waxeey qaadan kartaa isbuucyo, maxaa yeelay, waan hubinaa inta aanan daabicin.

What you send goes only to OPR, at [email protected], and is not shared with anyone. Nothing is published until we have spoken with you and you have seen the final text. You can withdraw at any time before publication. If you choose "No — keep it for OPR's records only", your testimony stays in OPR's records and informs our reports without identifying anyone. We read everything; we cannot promise a reply to every message, and publication can take weeks, because every testimony is checked before it goes out.

Badbaadadaada ama bad qabkaaga Your safety

Hadii aad ka mid tahay naafo ama aadan wax qori ama aqrin karin, waxaad noosoo duubi kartaa cod, ama waxaad codsan kartaa wareeysi, anaga ayaa kaa caabineeyna qorida. Noo sheeg sida aad jeceshahay inaad xogta noola wadaagto.

Waan ognahay mararka qaar waa halis in aad magacaaga lagu daaboco wareeysiga, si looga fogaado qatarta kaaga imaan karto in aad magacaaga isticmaasho, waxaad isticmaali kartaa magac aanan kaaga eheen. Ha isticmaalin taleefoonkaaga shaqada, ama kombuyuuterka shaqada. Markaad foomka buuxineey waajib maaha inaad magacaaga saxda ku qorto, waxaad isticmaali kartaa magac aan kaaga eheen. Haddii sheekadu ku sheegto magaca sarkaal ama mas'uul, OPR waxay magacaas daabacdaa oo keliya marka la xaqiijin karo.

If you have a disability, or reading and typing are difficult, send a voice note or ask for an interview; OPR will write it down with you. Tell us what works for you.

Publishing under your name can carry risk in Somalia. Choose the option that hides your identity if you are unsure. Do not use a work phone or a work computer. You do not have to give your real name when you fill in the form; you can use a name that is not your own. Where a testimony names an officer or official, OPR publishes the name only when it can be corroborated.

Noo sheeg waxa dhacay Tell what happened

Sheekadan yaa ku saabsan? Who is this story about?
Qofkan ma nool yahay? Is this person alive?
Ma rabtaa in OPR daabacdo? Do you want OPR to publish this?

Waxaa helaya OPR keliya. Goes only to OPR.

Markhaatiyaal la daabacay Published testimonies

No testimony has been published yet. The first will appear here.

Diiwaanka dhimashada xabsiyada Deaths in custody

OPR keeps a record of people who died in Somalia's prisons and detention facilities, built from testimonies and documentation. Entries appear here as they are verified, with the family's agreement.